WARARKA

Maxkamadda Caddaaladda Caalamka ee ICJ oo Kenya Waqti Ay Kaga Soo Jawaabto Dawcada Badda

Maxkamadda Caddaaladda Caalamka ee ICJ ayaa sheegtay in dowladda Kenya ay u qabatay Waqti , islamarkaana laga rabo in ay jawaab ay kasoo bixiso...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Tiyeegloow oo Baaq u Direy Dowlada Federaalka

Gudoomiyaha degmada Tayeeglow ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay xaalada Degmada tayeeglow iyo abaaraha ba;'an ee ka jira deegaanadaas. Gudoomiyaha oo baaq u diraya dowlada...

Dhegeyso:Gudoomiyiaha Degmada Marka oo Ka Hadley Dagaalada Ka Socda Degmada Marka

Gudoomiyaha degmada Marka Xasan Cumarey Macallin oo la hadley warbaahinta ayaa faafaafhin ka bixiyey dagaal seddaxdii maalmood ee lasoo dhaafey ka socdey gudaha magaalada...

Maamulka Somaliland oo Maanta Maxkamad Keeni Doonta Wariye CabdiMaalik Coldoon

Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa lagu wadaa in maanta la hor keeeno wariye CabdiMaalik Coldoon oo waayadii ugu danbeeyay ku xirnaa magaalada Hargeysa. Maamulka Soomaaliland ayaa...

Dhegeyso: Bananbax Aad u Balaaran oo Lagu Taageeraayo Reysulwasaraha Cusub oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtey

Magaalada Muqdisho fagaaraha Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir, maanta waxaa ka dhacay Banaanbax lagu taageerayay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img