WARARKA

Deeqa Cabdulqaadir”Batuulo Gabale magaca Haweenka Qaranka kuma hadli karto”

Deeqo Cabduqaadir Cali oo horey u soo qabatay xilka gudoomiyaha degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho haatana u taagan inay u tartanto xilka Gudoomiyaha Ururka...

Dhegeyso: Waa Socon Weynee aa Orodno Shariif Xasan Oo Sheegey In uu Reysulwasaare Maamulkiisa u Samey Doono

Horjoogaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay in uu doonayo in maamulka Koonfur Galbeed uu u sameeyo Ra’iisal Wasaare. Maamul-gobolleedyada dalka Soomaaliya, ayaana...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Ku Baaqey In La Meel Mariyo Xukuumada Cusub

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meel mariyaan xukuumada cusub ee dhawaan uu...

Dhegayso…Shaam”Golahan wasaarada ee cusub waa mid lagu magac dilaayo Ra’isul wasaare Kheyre”

Gudoomiyihii hore degmada Qoryooleey gobolka Shabeelaha hoose Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ka qayb ahaa Barnaamijka todobaadkii tagay iyo Soomaaliya ee ka baxa Wadajirradio Atlanta...

Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlayo carqaladaha hortaagan in la meel mariyo golaha wasiirada ee uu dhawaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img