WARARKA

Roobab Lagu Diirsadey oo Shaley Ka Da’ay Degmooyin Hoos taga Gobolka Baay iyo Bakool

Wararka naga soo gaaraya degaano dhowr ah oo hoos yimaada gobolada Baay iyo Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka curteen roobab...

War Deg Deg Ah Golaha Wasiirada oo Maanta La Ansixiyey

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku Ansixinayeen Wasiirada cusub Waxa ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka. Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod...

Ra’isulwasaare Kheyre oo maanta Kormeer IguSawir ah ku tagay Xero loo ooday dad Macluulsan.

Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay weheliyaan mas'uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta kormeeray deegaanka Garas Baaleey oo hada hoy...

Xeebaha Dalka Somaliya oo ay Soo Gaareen Maraakiin Dagaal oo Laga Leeyahay Dalalka Spain,France iyo Italy

Sida ay shaacisay Hay’adda kor kala socota howlaha Burcadbadeeda waxaa Xeebaha Soomaaliya soo gaaray Maraakiib dagaal oo laga leeyahay Spain,France iyo Italy. Maraakiibtaan ayaa waxa...

Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Alshabab oo Maanta Ku Dagaalamey Deegaano Ka Tirsan Ceelbuur

Wararka inaga soo gaaraya degmada Ceelbuur ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta wadada isku xirta deegaan lagu magacaabo Ceel Qoxle iyo ceel buur ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img