WARARKA

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele oo Leh Xaafado Ka Tirsan Kaaraan iyo Helliwaa Wexey Ka Tirsan Yihiin Maamulka Hirshabeele

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ka hadlay xuduudaha Maamulkiisa uu la wadaago Gobolka Banaadir iyo halka ay ku eeg yihiin. Cali Cabdulaahi Cosoble,...

Madaxweynaha Dowlada federaalka Somaliya oo Maanta Kulan la Qaadey Boqorka Jordan

Madaxweynaha dowladda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka mid ahaa madaxdii ka qeyb-gashay shirka Jaamacada Carabta ugu soo idlaaday magaalada Camaan ayaa kulan...

Reysulwasaaraha oo Xaley cash Sharaf U Sameeyey Xildhibanada Baarlamaanka Dowlada Fedraalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoona uga mahad...

Daawo Jamciyada Tadaamun al-islaami oo Maanta Deeq Dawo ah Gaarsiiyay Degmada Wanleweyn iyo Deegaano Hoos Taga

Jamciyada Tadaamun al-islaami oo ah Jamciyad gacanta ku heysa xarumo badan oo waxbarasho oo ku yaala Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta waxaa ay deeq...

Dhegeyso:Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele oo Eedeyn Usoo Jeediyey Dowlada Federaalka

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble oo maanta shir jaraa’di ku qabtay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu eedeyn u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img