Waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha gobolka shabelaha hoose Cabdifataax Cabdulle Yusuf waxaan cabdifataax ka wareysaney xaalada guud ee gobolka...
Kullankii shalay ay yeesheen golaha wasiiradda xukuumadda cusub, ayaa waxaa looga hadlay, qodobo ay ka mid yihiin, in wasiiradda ay soo buuxiyaan domcumenti ay...
Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Bahda daafeet media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey alaha u naxariistee...