Dhegeyso:Malaaqa Guud Ee Beesha Shanta Caleemood oo Ka Hadley Xaalada Guud ee Abaaraha

0
335

Warbaahinta Daafeet Media ayaa maanta waxaa ay qadka talfoonku wareysi kaga qaadeen Malaaqa guud ee Beesha Shanta Caleemood Malaaq Siidow Maadow, Malaaqa ayaa waxaa uu warbixin guud inaga siiyey xaalada geed ee degmada iyo abaaraha ka jira deegaanada ay ka kooban tahay degmada.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Malaaq Siidow Maadow

Halkan hoose kaga dhegeyso moblkada

Malaaq Siidow Maadow Mobil