Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari

0
61

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlayo carqaladaha hortaagan in la meel mariyo golaha wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabey reysulwasaare Kheyre sawirkani ayaa waxaa ku cad in gudoomiyaha baarlamaanka uu isbaaro u dhigtey geedi socodka xukluumada cusub.