WARARKA

Goob Ganacsi oo ku Taala Degmada Wanlaweyn oo Duhurnimadii Maanta Laxeray

Mid kamid ah goobaha ganacsi ee ugu waaweyn ee degamda Wanlaweyn ayaa maanta waxaa xeray Dhalinyaro hubeysan oo ah dhalinyarada deegaanka. Dhaga cade supper market...

Dhegeyso: Mid ka Mid ah Xildhibaanada dacwada Gudbiyey oo Aqrinaaya Dacwadii Ay Gudbiyeen

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaraya 105 xildhibaan ayaa waxaa ay sheegeen in ay kasoo horjeedaan Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay...

Ururka Jaamacada Carabta oo Beesha caalamka ugu Baaqey In Caawinaad Deg Deg ah La Gaarsiiyo Somaliya

Afhayeenka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay xubnaha Beesha Caalamka in ay si deg deg ugu gurmadaan Shacabka Soomaaliyeed ee...

Dhegeyso: Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegey Dhaawicii Gudoomiyaha Degmada wanleweyn Iney Ka Dambeeyeen Ciidamada Dowlada

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku eedeeyay ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan Shabeelaha in ay ka dambeeyeen dhaawacii Shalay loo geystay Gudoomiyaha Degmada...

Daawo Khudbadii uu Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Ka Jeediyey Shir Madaxeedkii Igad

Shir madaxeedii IGAD ee arrimaha Qaxootiga Soomaalida ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Khudbadii madaxweyne Farmaajo ka jeediyay shirka ayuu si cad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img