Wararka Inaga soo gaaraya Degmada Wanleweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku soo warramaya in la dhaawacay Guddoomiyaha Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose...
Ka dib kolkii xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee somaliya ay u gudbiyeen qoraal ay ku dhaliilayaan dowlada uu soo dhisey reysulwasaare qeyre...