WARARKA

Dhegeyso: Baarlamaan Maamulka Galmudug oo Isku Raacey Xiligii Doorashada Madaxweynaha La Qaban lahaa

Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa maanta waxa ay kulan ku yeesheen Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug. Kulanka Baarlamaanka oo qaatay saacado ayaa...

Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Sheegey In Wasiirku Laheyn Khabiil

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan baraalan waxa uu la qaatay Jaaliyadda...

Dowlada Turkiga oo Hal Tan oo Gargaar Cunto Ah Geeyey Magalada Muqdisho

Dowladda Turkiga ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka dajisay hal tan oo gaar gaar cuno ah oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen...

Dhegeyso: Axmed Madoobe oo Ku Baaqey In La Taageero Xukuumada Cusub Lalana Shaeeyo

Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Fursad la siiyo xubnaha cusub golaha Wasiirada ee...

Dhegeyso: Maamulka Somaliland oo Faahfaahin Ka Bixiyey Heshiiska Dekada Berbera

Maamulka Somaliland ayaa Faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Heshiiska ku aadan Saldhiga dowladda Imaaraadka Carabta ay ka dhisanayso Magaalada Berbera ee Somaliland. Wasiirka Wasaarada Arimaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img