WARARKA

Daawo:Wareysi Xiiso Badan oo aan La yeelaney Gudoomiyaha Gudiga Abaaraha Maamulka Koonfur Galbeed

Waxaan wareysi dhinacyo badan taabana aan la yeelaney gudoomiyaha gudiga gargaarka iyo abaaraha isla markaana ah wasiirka xanaanada xoolaha maamulka koonfur galbeed Madoobe Nuunow...

Shaqsi u Dhashay Dalka Khadar oo Dib Udhis ku Saameeyay Dugsi Quraan oo Kuyaala Degmada Wanlaweyn kutaabo ugu Deeqay Ardayda Dugsigaas

Dugsiga Daarul Arqam oo kamid ah dugsiyada lagu barto quraanka kariimka ayaa waxaa lagu sameeyay dib udhisid balaaran iyadoo sidoo kale lasoo gaarsiiyay deeq...

Daawo Heshiis Muhiim ah oo Ay Wada Saxiixdeen Madaxweynaha Dowlada Somaliya iyo Kenya

Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo iyo Uhurro Kenya ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo kullankooda kadib kala saxiixda heshiis dhowr...

Dhegeyso: Maamulka Puntland oo Sheegey In 7 Markab Ay Sharci Ay Ku Kaluumeystaan Siiyey Maraakiib

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Jaamac Kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay Kalluumeysiga sharci darada ah ee ka socda Degaanada Puntland. Waxa...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Baraawe oo Ka Hadley Dagaal Xaley ka dhacay Degmada baraawe

Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe, waxa ay weerar abaabulan ku qaadeen Saldhigyo ciidamada Millitariga ku leeyihiin Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose. Shabaabka weerarka soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img