WARARKA

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Booqdey Wasaarada Arimada Gudaha

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shalay galinkii dambe kormeer ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya waxuuna kula kulmay...

Wasiirka Amniga Dowlada Federaalka oo Sheegey In Isbedel Lagu sameyn Doono Ciidanka Nabadsugida

Wasiirka wasaarada amniga xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale (Islow) ayaa sheegay in isbedel lagu sameyn doono ciidamada Nabad Suggida Somaliya. Maxamed Abuukar Ducaale...

Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Maanta Kalsoonida Kala Laabtey Cabdiweli Gaas

Balamaanka Puntland oo maanta kalfadhi loo dhan-yahay ku yeeshay magaalada Garowe ayaa kalsoonidii kala laabtay xukuumad-da uu hogaamiyo madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ,taasi...

Adeega Internetka Koonfurta Somaliya oo Maanta Hawada Dib ugu Soo Laabtey

Waxaa goor dhaw dib hawada ugu soo laabtay adeegii Internet-ka Fibre Optic oo muddo ku dhawaad bil ka maqnaa gobollada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Internet-ka...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Sheegey In Dib Loogu Laabto Kuraasta La isku Heysto Lana Tixgeliyo Go,aanka Maxkamada Sare

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo markii ugu horeysay ka hadlay kuraasta baarlamaanka ee wali leysku hayo ayaa sheegay in dib...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img