WARARKA

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Sheegey In Dowlada Ay Qorsheyneyso Soosaaris Lacag Cusub

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali khayre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso soo saarista lacago cusub oo dalku yeesho. Ra’iisul wasaaraha ayaa...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Maanta La Kulmey Wasiiradii Kalsoonida Lagala Noqdey

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta la kulmay Golihii wasiirada Puntland ee kalsoonida lagala noqdey Kulanka uu Gaas la qaatay Wasiirada...

Bangiga Aduunka oo Sheegey Iney Kordhinayaan Kaabida Mishaaraadka Shaqaalaha

Wasiiru dowlaha W. Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali Qalocow ayaa shir la yeeshay wafdi uu hogaaminayo wakiilka...

Ciidamada Ilaalada Wadooyinka oo Soo Bandhigey Inta Shil Ay Geesteen Amisom

Taliyaha ciidamada ilaalada waddooyinka ee caasimadda Muqdisho waxaa ay soo bandhigeen shilalka ay geysteen gaadiidka ciidamada dalka nabad ilaalinta u jooga ee AMISOM. Shilalka qaarkood...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntlan oo Soo Dhaweeyey Go,aanka uu Maanta gaarey Baarlamaanka Puntland

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo Madaxtooyada Garowe Saxaafadda kula hadlay, ayaa sheegay inuu soo dhaweynaayo go’aanka ay gaareen Baarlamaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img