Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Hay’addaha Samafalka ee ka howlgala Muqdisho ugu baaqay in ay si wanaagsan ugu gargaaraan dadka danyarta ah oo aysan danahooda...
Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho waxaa ay ku diideen go’aan horay uga soo baxay maxkamada sare...