WARARKA

Madaxweynaha Dallka Turkiga oo Maanta Booqasho Ku Tegey Dalka Qadar

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan oo sodaal xal raadin ah ku maraya Wadamada Khaliijka Carabta ayaa gaaray magaalada Doha ee caasimada dalka Qadar, waxaana...

Qarax Miino oo Lagu Aasey Km13 oo ay Maanta Fashiliyee Ciidamada Dowlada Federaalka

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa subaxnimadii hore ee saakay ku guuleystay in ay fashiliyaan qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay, waxaana qaraxan ciidamada...

Madaxweynaha Dalka Kenya oo Maanta Booqdey Magalada Gaarisa

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shalay booqday gobolka Waqooyi Bari gaar ahana magaalladda Gaarisa xillli ay laba toddobaad oo keliya ka harsan tahay...

Dhegeyso:Gudoomiiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka oo Aqriyey Go,aankii Maanta uu Baarlamaanka Gaarey

Guddoonka Baarlamaanka ayaa soo saaray xeer ku saabsan Suggida xilheynta Xildhibaanada Baarlamaanka 2016 iyo 2020 iyo Buuxinta Kuraasta ka banaanaata Golaha. Qodobada ku xusan go’aankan...

Dhegeyso: Reysulwasare Ku Xigeenka Dowlada Federaalka oo Sheegey In Dowladu Wado Manhaj Waxbarasho

Ra’isal Wasaare ku xigeenka Dowlada federaalka somaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladd Soomaaliya ay wado dadaaladii ugu dambeeyay ee dhameystirka manhajka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img