WARARKA

Ceel Biyood ku Shaqeeya Soolarka Cad Ceeda oo laga hergeliyey degmada Baardheere(Sawirro+Dhageyso)

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay waxaa laga hergeliyey Ceel biyood ku shaqeynaya Tamarta Soolarka Cadceeda oo ayan horey u...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Dalka Dib ugu Soo Laabtey

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu ka qeybgalay Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika,...

Hogaamiyaha Mucaaradka Dalka Kenya Rail Odinga oo Maanta Asna Loo Dhaariyey Madaxweynaha Shacabka Kenya

Rail Odinga hogaamiyaha mucaaradka dalka Kenya ayaa goor dhow magaalada Nairobi loogu dhaariyay in uu yahay Madaxweynaha Shacabka Kenya. Xaflada dhaarinta oo socotay muddo ka...

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Xaley Xilka Kala Wareegey Gudoomiyihii Hore

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo mas’uuliyiinta kale ee maamulka cusub ee gobolka ayaa xalay si...

Dhegayso..Xil.Maxamed Nuuraani Bakar oo u Jawaabay Cabdulahi Sheekh Ismaaciil

Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar ayaa jawaab lama ilaawaan ah maanta warbaahinta maxaliga ah ee magaalada Muqdisho u mariyay Caadaqaate Cabdulahi Sheekh Ismaaciil. Jawaabtan uu siiyay Xildhibaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img