Taliyihii hore ee ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM Gen Cusmaan Nuur Subagle ayaa xilka ku wareejiyay Gen. Jim Besigye Owoyesigire oo noqonaya taliyaha cusub...
Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo horay u soo noqday guddoomiyaha gobolka Banaadir haddana ah La taliyaha dhinaca siyaasadda ee xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo hadlay...