WARARKA

Taliyaha Ciidamada Amisom ee Somaliya General Cusmaan Nuur Subagley Oo Dhawaan Xilka Wareejin Doona

Taliyaha Ciidanka AMISOM General Cusmaan Nuur Subagle ayaa dhowaan lagu wadaa inuu wareejiyo xilka uu hada hayo, maadaama uu gaba gabo ku dhow yahay...

Resulwasaraha Xukumada Federaalka Somaliya oo Ka Warbixiyey Safarkii uu ku Tegey Magalada Davos ee Dalka Switzerland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa faah fahain ka bixiyay kulamo uu la soo qaatay saraakiisha Bankiga Adduunka, kadib markii magaalada...

Hay’ada Culimada Somaaliyeed oo Bayaan Kasoo Saarey Dagalada Ka Aloosan Deegaanka Tukaraq

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan la xiriira xaaladaha kala duwan ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka sool, halkaasi oo xiisado dagaal oo u...

Daawo: Lahayste Cabdulahi Sheekh Ismaaciil Ma Matallaa BiyoMaal.

Kulan kooxeed lagu sheegay in lagu nabadeynaayo beelaha Beelaha HabarGidir iyo BiyoMaal ee ku dagaalamay magaalada Marko ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho,Kulankan...

Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Federaalka oo Sheegtey in Ay Jiraan 1,576 Ruux oo Qaba Cudurka Juudaanka

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomalaiya Fowsiyo Abiikar Nuur oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in cudurkan ay qabaan dad gaaraya 1,576 qof, kadib baaritaano...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img