WARARKA

Daawo: Amiin Camir oo Soo bandhigey Dhabta ka Jirta Maamulka Koonfur Galbeed

Sida muuqaalka ku cad farshaxanka weyn ee Amiin Camir ayaa soo bandhigey in ay la egtahay dhibaatada haatan ka jirta gudaha maamulka koonfur galbeed. Madaxweynaha...

kashifaad: Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Xukuumadda Soomaaliya oo Damac Ka Galey Kursiga marxuun Cabaas C/llaahi Siraaji.

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yarey” ayaa waxaa ay magalada kismaanyo kaga dhawaaqdey in maalinimada berito ah oo ku beegan 15...

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukuumadda federaalka Soomaaliya oo Ka Hadley Biyo La,aanta Ka Jirta Dalka

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xaaladda biyo la’aanta ah ee ka taagan qaar ka mid ah gobolada dalka Somaliya oo...

Yaa ka mas’uul ah dhibta soo gaartay Shacabka degmada Awdheegle?

Ciidamada Dowlada Fedraalka ah ee Soomaaliya oo kaashanaayo ciidamo kala gedisan oo Ajaanib ah ayaa waxay weerar ay ku sheegaan sifayn ay ku qaadaan...

Qaramada Midoobey oo Soo Dhaweeyey Go,aanadii Kasoo Baxay Golaha Amniga Qaranka

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa soo dhoweeyay go’aannadii Golaha Amniga Qaranka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img