WARARKA

Afhayeenka Wasaarada Amniga oo Sheegey In Gacanta Lagu Soo Dhigey Rag Shaley Askari Ku Diley Isgoyska Baar Ubax

Wasaaradda Amniga Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay rag hubeysan oo Askari ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Federaalka duhurnimadii shalay ku dilay...

Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobey u Fadhiya Somaliya oo La Kulmey Safirka Imaaraadka ee Somaliya

Magaalada Muqdisho ee caasimadda ayaa maanta waxaa kulan ku yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Axmed iyo Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha...

Dhegeyso: Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Dowlada Ku Dhaliiley Weerarada ay Ka Fuliso Gobolka Shabelaha Hoose

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in uu ka walaacsan yahay Howlgalada...

Maxamuud Cabdullahi Siraaji oo Ku Guuleystey Doorashadii Maanta Ka Dhacdey Magalada Kismaanyo

Doorasho siweyn ay dadka u wada sugayeen oo ah kursigii uu ka geeriyooday Wasiirkii hore ee Howlaha guud Cabaas Cabdullahi Siraaji oo maanta ka...

War Deg Deg Ah Reysulwasaaraha Dalka Itoobiya oo Xilka Iska Casiley

Wara aynu ka heleyno magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor uu xilkii uu hayay iska casilay ra'iisal wasaarihii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img