WARARKA

Wasiirka Gaadiidka, cirka iyo dhulka oo Sheegey In Wasaarada Soo Saartey Sharci Cusub

Wasiirka Gaadiidka, cirka iyo dhulka ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa soo saaray sharci cusub oo ku saabsan sumadda Gaadiidka noocyadiisa...

Dhegeyso: Ganacsatada Magalada Muqdisho oo Diidan Iney Bixiyaan Canshuuraha Xukumada kusoo Rogtey

Shir jaraa’id oo ay maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa bakaaraha ay ku qabteen qaar ka mid ah Ganacsatada gobalka Banaadir ayaa waxa ay...

Reysulwasaare Ku Xigeenka Xukumada Federaalka oo Maanta Maxaabiis Kusoo Dhaweeyey Garoonka Adan Cade

Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw oo maanta ah laga soo dajiyay 11 tahriibayaal Soomaaliyeed oo muddo dheer ku dhibaateysnaa dalka Libiya. Maryan Yasiin...

Xaalada Dalka Itoobiya oo Alwsahal ah Iyo Xaalad Deg Deg Ah oo Lagu Soo Rogey

Golaha wasiirrada ee dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in xaalad degdeg ah dalkaasi ku soo rogeen maalin kaddib markii uu iscasilay Ra’iisul Wasaare Hailemariam...

Dhegeyso: Waxgaradka Gobolka Shabelaha Hoose oo Dhaliiley Qaabka Ay Ciidamada Dowlada Uga Howl Galaan Gobolka

Waxgaradka goblka shabeelaha hoose ayaa dhaliiley qaabka ay ciidamada dowlada uga howl galaan gobolka, waxgaradka ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay la wareegeen degaano...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img