WARARKA

Golaha Qurbo Joogta Koonfur Galbeed oo Soo dhaweyey Magacaabista Taliyaha Cusub ee Nabadsugida.

Golaha Qurbo joogta Koonfur Galbeed oo Soo dhaweyey Magacaabista Taliyaha cusub ee nabadsugida Generaal Xuseen Cusmaan Xuseen.

Gaashaanle sare CabdiNaasir Xoosh oo Lagu Xukumey Dil Toogasho

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun dil Toogasha ah ku xukuntay G/sare CabdiNaasir Xoosh oo ka tirsanaa ciidamada Badda Soomaaliya. Waxaa lagu eedeeyay in uu...

War Deg Deg Ah:- Xildhibaan Xuseen Cusmaan Xuseen oo Weyn Doona Laba Xil oo Muhiim Ah Haduu Ogolaado Xilka Maanta loo Magacaabey

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow magacaabay Taliyeyaasha Booliska, Nabad Sugidda iyo Asluubta Soomaaliya, kadib kulan deg deg ah oo ay maanta ku yeesheen...

Gudiga Jooogta ee Baarlamaanka oo Maanta Ka Wada Hadley Khilaafka u Dhexeya Ganacsatada iyo Wasarada Maaliyada

Guddiga Joogtada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan aan caadi aheyn ka yeelanaya khilaafka ka dhex taagay ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda ee ka dhashay...

Dhegeyso:Sheekh Nuur Abuukar Qaasin oo Ka Hadley Damaca Waalida ee Shariif Xasan la Rabo Degmada Afgooye

Aqoonyahan Sheekh Nuur Abuukar Qaasin oo ka mid ah waxgaradka somaliyeed ayaa waxaanka wareysaney heshiis uu dhawaan shariif Xasan kula soo galey dalka jabuuti...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img