WARARKA

Gaari Laga Soo Buuxiyey Waxyaalaha Qarxa oo Maanta Isku Qarxiyey Xarunta Ciidanka Dowlada ee Degmada Afgooye

Wararka inaga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari uu ka dhacay xarun...

Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowlada oo Si Bareer Ah U Toogtey Wiil Bajaajle ahaa

Askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo ku Sugnaa Bar kontorool oo ku taalla waddada shaqaalaha ayaa xalay si bareer cad ah u...

Reysulwasaraha Xukumada Federaalka Somaliya oo Maanta Booqdey Talooyin Ku Yaala Dallka Imaaraadka

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shalay booqday taalada loo dhisay halgamayaashii shuhadada ee Ciidamada Imaaraadka ee loo yaqaano Waaxatu Karaama. Kheyre...

Booliiska Magaalada Leicester City ee Dalka Ingiriiska oo Gacanta Ku Dhigey Nin Rarey Inuu Gabar Somaliyeed Gaari Jiirsiiyo

Saariisha Booliiska magaalada Leicester City ee UK waxaa ay gacanta ku dhigeen nin magaciisa lagu sheegay Moore oo doonaayay in uu dilo Gabar Soomaaliyeed...

Kenya oo Sheegtey Iney Ciidamo Dheeri Ah Keeni Doonto Xuduuda Ay La Wadaagto Somaliya

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ciidamo cusub oo dheeraad ah dhowaan la geynayo xuduuda ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya, kadib weerarro laga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img