WARARKA

Gudiga Amniga ee Golaha Shacabka oo Wasarada Gaashaandhiga Ka Codsaday Iney Soo Gudbiyaan Sharciga Xaqsiinta Ciidamada

Guddiga Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka dalbatay in Baarlamaanka ay horkeento sharciga xaqsiinta ciidamada. Guddiga ayaa sheegay in Wasaaradda...

Reysulwasaaraha Xukumada Federaalka oo xaley Fiidkii Gaarey Magalada Abuu-dabey

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xaley fiidkii gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, halkaasoo...

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo Ka tirsan Baarlamaanka kenya oo Sheegey In Kenya Aan Laga Mucaaradi Karin Dowlada |Somaliya

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ka tirsan baarlamanka aqalka hoose ee dalka Kenya oo khudbad ka jeediyay Munaasbad qalin jabin ah oo ka dhacay...

Wasiirka Amniga oo u Digey Ciidamada Milateriga ee Lasoo gala Qoryaha Waaweyn Gudaha Magalada

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle) ayaa Ciidamada Millitariga Soomaaliya ee ka imaanaya Shabeelooyinka uga digay in ay Hubka waaweyn la soo galaan...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Sheegey Iney Wadi Doonaan Taageerada Ay Siiyaan Somaliya

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay wadi doonto taageerada dhinacyada sahayda iyo lacagaha isugu jirta ee ay siiso Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya qeybahooda kala...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img