WARARKA

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Maanta Xilka La Wareegay

Munaasabad lagu qabtay Xabsiga dhexe ee Xamar ayuu maanta xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Somaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamaca, isagoo xilka...

Kaaliyaha Xog-hayaha guud ee Booliska Bariga Afrika oo Sheegey In ay Wiiqdey Awoodii Alshabab

Kaaliyaha Xog-hayaha guud ee Booliska Bariga Afrika, Kale Kayihura ayaa xaqiijiyay in Uganda iyo Booliiska gobolka Bariga Afrika ay ku guuleysteen in ay jabiyaan...

Amisom oo ka Hadashey Dilkii Ay u Geysteen Askari Ka Tirsanaa Ciidanka Nabadsugida

Taliska ciidamada AMISOM ayaa War ka soo saaray dilkii habeen hore ay magaalada Muqdisho ugu geystay Askari ka tirsanaa ciidamada hay’adda Nabad Suggida Soomaaliya...

Dhegeyso:Qaar Ka Mid Ah Eheladii Askari Ka Tirsanaa Nabasugida oo ay Si Gardaro Ah u Toogteen Ciidamada Amisom oo La Hadley Warbaahinta

Kolonyo ka tirsan Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa xalay isku dayay in ay maraan barta Kontorool oo ku taalla wadada aada Garoonka Diyaaradaha...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka oo Sheegtey In Dib Loo Dhigey Doorasho Maanta Dhici Laheyd

Buuq sababay dib u dhac ayaa ka dhashay ka kursi ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu wadday in Muqdisho lagu qabto...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img