WARARKA

Dowlada Turkiga oo Cambaareysey Qaraxii Shaley Galab Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Dowladda Turkiga ayaa cambaareysey Weerarradii ugu danbeeyay ee xalay ka dhacay qeybo ka mid magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka madaxtooyada Soomaaliya. War kasoo baxay Wasaaradda...

Dhegeyso:- Wasiirka Amniga oo Faahfaahin Ka Bixiyey Qaraxii Shaley

Ilaa iyo hada waxaa la xaqiijiyey in ay k dhinteen qaraxii shaley 25 intaas in kabadana ay ku dhaawacmeen weerarkaasi oo ay alshabab kusoo...

Jabuuti oo Maanta Loo Dareeray Xarumaha Doorashooyinka

Shacabka dalka Jabuuti waxaa saaka ay u dareereen goobaha codbixinta iyagoo soo dooranaya xildhibaanada baarlamaanka dalkaas oo ka kooban 65 kursi. Kuraasta baarlamaanka 10 kursi...

Dhegeyso:Wasiirka Wasarada Ganacsiga oo ku Hanjebey Inuu Isaga Baxayo Xukumada Federaalka

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukumada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka digey in dowlad mucaarad ku ah Somaliland Muqdisho laga dhiso...

Reysuwasaare Kheyre oo Maanta Ka Qeyb Galay Xuska Sannad Guuradii 48aad ee Ciidamada Asluubta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img