WARARKA

Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo Xaley Ku Dagaalamay Degmada Afgooye

Xoogag hubaysan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay fiidkii waxa ay weerar ku qaadeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan...

Shariif Xasan oo Sheegay Inuu u Tartamayo Xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha waqitigiisu sii dhamaanayo ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shalay uga dhawaaqay Magaalada Muqdisho inuu mar kale u...

Reysuwasaare Kheyre oo Amisom Ka Codsaday Iney Ka Guuraan Garoonka Stadio Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay Barnaamijka Bandhigga Baahida ciyaaraha dalka, ayaa khudbad uu u jeediyay kumanaan ruux...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Kol Dhaweyd GaarayMagalada Asmara

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliyaa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhaweyd ka degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Garoonka...

Milkiilaha Konfur Galbeed Shariif Xasan Ma Istaahilaa in 4 Sano oo Kale Maamulka Sii Hayo?

Milkiilaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan tan iyo intuu xooga ku qabsaday talada maamulka koonfur galbeed waxaa uu si weyn uga shaqeeyey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img