WARARKA

Aqriso Warqad Kasoo Baxday Xafiiska Hanti dhowrka Guud oo Ku Saabsan Qoraal Dhawaan Kasoo Baxay Gudiga Maaliyada Golaha Shacabka

Qoraal ka soo baxay hanta dhowrka guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali Afgooye ayaa lagu muujiyay walaaca uu ka qabo qoraalka ka soo baxay...

Dib u Dhac Mar Kale Ku Yimid Xiliga La Qaban Doono Doorashada Koonfur Galbeed

Gudiga doorashooyinka maamulka koonfur galbeed ayaa maanta mar kale dib u dhac ku sameeyey xiliga la qaban lahaa doorasha madaxtinimo ee maamulka koonfur galbeed...

Dowlada Dhexe oo Reer Koonfur Galbeed Ku Tijaabineysa Awood Aysan Laheyn

Warar kala duwan oo aynu ka heleyno magalada baydhabo ayaa sheegaya in xukuumada federaalka somaliya ay weli faraha kula jirto carqaladeynta doorasha ka dhici...

Baarlamaanka Federaalka oo Maanta Soo Gabgabeeyey Aqrinta Wax Ka Bedelka Hindise Sharciyeedka Hanti Dhowrka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay wax ka bedelka hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka. Hindise sharciyeedkan ayaa soo...

Mareykanka oo Kordhiyey Duqeymaha ey Kula Beegsanayaan Ciidamada Alshabab

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa muddooyinkii dambe sare u qaaday weerarrada xagga cirka ee ay ku bartilmaameedaadaan fariisimaha Al Shabaab ay ku leeyihiin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img