WARARKA

Mukhtaar Roobow oo Mar Labaad La Siiyey Shahada iyo Cabdicasiis Lafta Gareen oon Weli Ku Dhiiran La Tartanka Roobow

Gudiga doorashada maamulka koonfur galbeed ayaa maanta waxaa uu mar labaad shahaadadii tartanka gudoonsiiyey Musharax Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo gudigii hore u gudoonsiiyey...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Jawaabay Eedey Kaga Timid Gudi Hosaadka Maaliyada BFS

Maamulka gobolka banaadir ayaa ka jawaabay qoraal dhawaan ay soo saareen gudi hoosaadka maaliyada ee baarlamaanka dowlada federaalka somaliya warqada kasoo baxday xafiiska maamulka...

Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Sheegay In Lacagaha Qaar Aaney Kusoo Dhicin Bangiga Dhexe

Wasiirka Wasaarrada Maaliyada xukukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta tagay xarunta Golaha Shacabka ayaa iska difaacay eedeyntii ay dhawaanta soo jeediyeen guddiga...

Maddaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Magalada Istambuul Kulan kula Qaatay Maddaxweynaha Dalka Turkiga

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah magaalada istambuul kula qaatay maddaxweynaha dalka turkiga Rajab Dayib Ordogaan kulankaas oo looga...

Dhegeyso: Gudiga Doorasha Koonfur Galbeed oo Sheegay In Aysan Jirin Cid Laga Reebi Doono Doorashada Koonfur Galbeed

Xoghayaha Guddiga doorashadda maamulka Koonfur Galbeed Nuur Cusmaan ayaa faahfaahin ka bixiyay Wararka sheegaya in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay Caddaadis ku heyso doorashadda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img