Maqaalada

Koonfur Galbeed Dhibbane loo dhib dhaami waayay !

Koonfur-Galbeed waa meeshii ugu horeysay gayiga Soomaaliyeed eeayka curatay aragtida siyaasadeed ee Ismaamul-Goboleed amaba maamul ku saleysanFederaal in ay dhistaan dadka Soomaaliyeed laga soo...

Mexey Salka Ku Heysaa Kalsooni Darada Ka Muuqata Xukuumada iyo Musharaxooda

Sida aynu ka wada dheregsan nahay dhowr jeer ayaa dib u dhac ku yimid doorasha madaxweynenimo ee maamulka koonfur galbeed taasoo ay intaba dib...

Takoorka siyaasadeed ee Lagu Hayo Shacabka Koonfur Galbeed

Waxaad moodaa markey timaado inaad sheegto waxyaabaha dhabta ama waaqiciga ha ee ka jira dalka in durba bulshada qaar kuu aqoonsadaan ama ku gartaan...

WAREEYSIGII ABUKAR CARMAAN MA MID SIYAASADEEYSAN BAA MISE RUN?

Walaalkeey/saxiibkeey Abuukar Carman mar uu wareeysi siiyay idaacadda BBC wuxuu sheegay in wali ay xayiraad saaran tahay Musharax Mukhtar Rooboow Ali asagoo cuskanaayo sida...

Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh Maxamuud Ma Wuxuu Isku Bedelay Afhayeenka Beelaha Hawiye

Madaxweynihii hore ee dowlada federaalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beryahan dambe waxaad moodaa inuu la wareegay xilkii uu ka geeryooday afhayeenkii hore ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img