Maqaalada

Ustad Adam Increase oo Banaanka Keenay Sirta Ciidanka Milateriga Iyo Saraakiisha Maayland kala Heysta iyo Doorta Ay Ku Leedahay Villa Somaliya

Maadaama sabaalada xaqsoorka iyo wacdigu sinnaba u solahayn oo qofba saamiguu helay laga sagsaagayo lana raadinayo sumini dheeri iyo saa'id kala raaca xaajadu ay...

Daraasad: Musuq-Maasuq, Qaraabo-kiil iyo Maamul Xumaan Baahsan Ayaa Ragaadisay Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya.

Muddo aan fogayn, waxaan safar gaaban oo cilmi-baadhiseed (research) ku tagay magaalada Muqdisho. Cilmi-baadhista aan waday waxay la xidhiidhsanayd sidii aan wax uga ogaan...

Reer Koonfur Galbeed Goormey Ka Toosi Doonaan Hurdada Ay Ku Jiraan

Masuliyiinta iyo waxgaradka kasoo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaad mooddaa inay si fudud ku hilmaameen dhibaatooyinkii loo geystay shacabka xilligii doorashada maamulkaas, haddii ay...

Mustaqbalka Koonfur Galbeed Masii Ahaan Doontaa Dowlada Goboleed Iskeed u Taagan?

Burburkii dowladadii dhexe kadib, sida aynu dhamaanteen ka wada dheregsannahay Soomaaliya waxaa soo maray dagaallo ay dad badan ku dhinteen, Dagaalladaas intooda badan waxaa...

Geel Jire Iyo Qaranimada Somaliya Maxaa Kala Heysta?

Soomaaliya waxaa burburkeeda loo eedsan karaa dhanka geeleeyda, dhaqankasoo markasta aan waxba dhisin sida ku cad taariikhda dhaqanka Soomaalida. Dadka geela dhaqdaa waxay ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img