Maqaalada

K/GALBEED KAMA SOO SOCOTO DOORASHO XAQ & XALAAL AH, WAXAANA LOO BAAHAN YAHAY RRA CUSUB OO SIYAASADEED.

Ummadda Soomaaliyeed waxay xornimadeeda qaadatey sannadkii 1960-kii, hase yeeshee bulshada ku dhaqan deegaanada K/Galbeed waxay u muuqdaan illaa iyo maanta inaaney dareemin micnaha xornimada,...

Golaha Shacabka: Gef Dastuuri Ah oo u Baahan Wax Ka Qabasho Deg Deg Ah

Wasiiru Dowlaha Maaliyadda qaabkii uu wax uga yiri – maadaama aan la dhihi karin wuu ka jawaabay –su’aashii uu afka Maay-ga ku weydiiyey Xildhibaan...

Qore Yaxya Amir: Airportka Dahabka ah ee Barawe.

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa warbixin ka hadlaysa dhismaha airporka magalada baraawe waxa uu salka ku hayo kaasoo uu qorey Prof Yaxya Amir oo...

Daraasad: Waa sidee Xaalada Shaqo iyo Waxqabad ee Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya?

Wakhti aan sii fogayn waxaan Safar gaaban oo cilmi-baadhiseed (research) ku tagay magaalada Muqdisho, caasimada dalka Soomaaliya. Wakhtigaas waxa magaalada ka jirtay nabadgalyo darro...

Dhageyso: Doorashada Sweden iyo kaalinta ay ku leeyihiin Soomaalida

Dalka Sweden waxaa dhawaan ka dhacay doorashada baarlamaanka sare, tan gobolka, iyo midda magaalooyinka, taasoo ay ku tartameen murashixiin fara badan oo Soomaalidu ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img