Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” sheegay in aan loo dulqaadan doonin in la baajiyo Kulamada Baarlamaanka Soomaaliya ,islamarkaana xildhibaanada intay yimaadaan Xarunta...
Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya kana soo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta...