Dhegeysiga Codadka

Dib u xasuuso…Qiilka Habargidir”Ma ku qabso ku qadi maysid Shabeelaha Hoose Baa?” Jul 30, 2013

Waxa maanta ka taagan gobolka Shabeelaha Daafeet.com waxa soo bandhigtay sheegtayna inuu imaan doono  Jul 30, 201 Qiilka Habargidir"Ma ku qabso ku qadi maysid Shabeelaha...

Dhageyso…CaliBoore”Xalka dhibaatada wixii ka dhacay Bariire kama sokeyso in Habargidir ay ku laabato deegaankeeda”

Xalka dhibaatada wixii ka dhacay Bariire kama sokeyso in Habargidir ay ku laabato deegaankeeda kana tagto gobolka Shabeelaha hoose sidaa waxaa yiri Cali Cabdi...

Dhegeyso: Xukuumada Federaalka Somaliya oo Sheegtey Iney Gudi u Saartey Dhacdadii Shaley Ka Dhacdey Deegaanka Bariire

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Guuleed Maxamed (Khadar) ayaa sheegay in kulan ay isug yimaadeen Golaha Amniga ee Wasiirada...

Dhegeyso: Wasiirka Gaashaandhiga oo Sheegey Dadkii Bariire Lagu Diley Iney Ahaayeen Kooxo Hubeysan

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed oo la hadlay VOA ayaa sheegay weerarkii xalay ka dhacay degaanka ee gobolka Shabeellaha Hoose in ay fuliyeen...

Dhegeyso: Xaqiiqda Dhabta ah ee Howlgalii Xaley Ka Dhacay Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabelaha Hoose

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshey daafeet.com ayaa ku warama in howlgalkii xaley ay ciidamada kumaandoosta iyo kuwa mareykanka ay ku qaadeen beer...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img