Gobolka shabeelaha hoose ayaa in mudo waxaa ka socda dagaal dad badan lagu gumaadey maalinti shaley waxaa degmada marka ka dhacay dil aad u fool xxun oo loo geystey haweeney ka mid aheyd ganacsatada degmada marka.
Wararka qaar ayaa sheegaya in inta aan la dilin haweeneyda ka hor in kufsi loo geystey gudoomiyaha ururka haweenka ee gobolka shabeelaha hoose Maryan Mukhtaar Maxamed oo arintaas ay ka wareysteen warbaahinta magalada muqdisho waakan ee nala dhegeysta.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
