Aqri: Khoraal Ku Saabsan Gobolka Shabelaha Hoose uu Soo Saarey Wakiilka Shariif Xasan Uk iyo E U.

0
277

Wakiilka maamulka fadhiidhka ee Shariif Xasan Sheekh Aadan u fadhiya dalka boqortooyada ingiriiska iyo Eu-da  Dr Cali Cabdi Baab ayaa markii ugu horeysey waxaa uu wax kasoo saarey xalada murugsan ee ka jirta gobolka shabelaha hoose.

Cali baab ayaa sheegey in wax laga xumaado ay tahay xaalada uu haatan ku sugan yahay gobolka shalabelaha hoose sidoo kalana waxaa uu inta nabada iyo samaha jecel iyo caalamkuba ugu baaqey iney soo fara geliyaan dhibaateynta lagu hayo dadka iyo deegaanka gobolka shalabehala hoose.