Dhegeyso: Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Sheegey In Lala Xisaabtami Doono Xildhibanadii Kalfadhiga Ka Maqnaa

0
186

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” sheegay in aan loo dulqaadan doonin in la baajiyo Kulamada Baarlamaanka Soomaaliya ,islamarkaana xildhibaanada intay yimaadaan Xarunta Golaha Shacabka oo aysan sameyn wax saxiix ah.

Prof Jawaari ayaa sheegay in lala xisaabtamayo Xildhibaanadii ka maqnaa fadhiga maanta lagu madalsanaa, kuwaasi oo aanan soo xaadirin kulankii maanta ee qorshaha uu ahaa in shaqooyinkii Baarlamaanka dib loo bilaabo.

Gudomiye-Jawaari

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiye Jawaari Mobil