Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta.

        ---Kulan balaaran oo ay ka qaybgaleen Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta ka dhacay Muqdisho ---Gudoomiyaha degmada Balcad oo dagaal dhulboobnimo ah ku qaaday tuulada Yaaqle. ---Dagaal ciidamo...

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

              Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album  

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

              Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Unknown Album

Dhegayso…Fiirsana…Xildhibaanada KoonfurGalbeed oo war-saxaafadeed Muqdisho kasoo saaray

Hotelka Kuwait Plaza ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta kulan ku yeeshay xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia oo ka soo kala jeeda gobolada Sh/hoose,...

Dhegeyso:- Odayaasha koonfur galbeed somaliya ee ku sugan magalada baydhaba oo ku booriyey in dagaalka shabeelaha hoose si deg deg ah loo joojiyo

Kulan looga hadley dhibaatooyinka iyo dagaalada soo noqnoqonaya ee ka socdagobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa maanta ka hadley odayaasha ku sugan magalada baydhaba wexeyna...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img