Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta.

2
100

wadajiro

 

 

 

 

—Kulan balaaran oo ay ka qaybgaleen Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta ka dhacay Muqdisho

—Gudoomiyaha degmada Balcad oo dagaal dhulboobnimo ah ku qaaday tuulada Yaaqle.

—Dagaal ciidamo beeleed labisan dharka Dowlada ay ku gumaadayaan shacabka Janaale oo weli socda.
—Kulanka Baydhabo oo lagu cambaareeyay falka gumaadka ah ee Ciidanbeeleedka Dowlada ay ka wadaan Janaale
—Odayaasha KoonfurGalbeed oo si caro leh uga hadlay Dagaalka ay dowlada Xasan Shiikh ka hurinayso dalka.
—Gen.Ibraahin Yarow oo sheegay inay Shabaab ka sifeyndoonaan gobolada Baay,Bakool iyo Gedo goor dhow.
—Qarax ka dhacay Beled Xaawo iyo dab ka kacay magaalada
—Dagaal ka dhacay Duleedka Kismaayo
—Cabdiwali Gaas oo wasiiradiisa cusub kaga digay Musuq-maasuq.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

2 COMMENTS

  1. asc waan idin salaamaya kuwa ku abtirsada
    6 gobal hadii aad tihiin dadka u dhashay gobalada maxaad isaga qaban la.dihiin dadka aad kacawanaysiin sow mah dad oo leh kor xanuuna oo abaniaadm waa maxa tan & haatan cawashada aad cawanaysiin dadka iska dhiciya mie waxii horay ay idinka barnayeen siya marka horeba anika aya isbaray kor xanuuno ayey layihiin e iska daya waxad iska qaban kartiin inaa idaacadaha nagu murjisaan

Comments are closed.