Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Wasiirka Gaashaandhiga oo sheegey inuu shaqada ka tegi doono hadaan howl la qaban

Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Somaliya Mudane Maxamed Shiikh Xasan Xaamud ayaa sheegay in ahmiyada ugu weyn ee wasaaradiisu leedahay ay tahay dhisida ciidamo tayeysan...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Odayaasha dhaqanka Digil iyo Mirifle Suldaan Warsame Suldaan Ibraahin oo ka hadley Shirka 6 Gobol ee ka socda Baydhaba

Wareysi kol dhow uu siiyey warbaahinta ayaa suldaan warsame waxaa uu si buuxda uga hadley dhibaatooyinka heysata shacabka digil iyo mirifle ee ku nool...

Dhegeyso: Aqoonyahanad kaso jeeda koonfur galbeed somaliya oo runta u sheegtey Amisom iyo Nicholas Kay

Xaflad lagu taageerayo shirka maamul u sameynta koonfur galbeed loogana soo horjeedo falkii ey dhwaan sameysey amisom ayaa waxaa ey ka dhacdey kol dhaweyd...

Dhegayso..Shir looga soo horjeedo maamul u samaynta Labada Shabeele oo Muqdisho ka dhacay

Kulan balaaran oo ay ka qayb galeen Xildhibaano,Siyaasiyiin,Odayaal dhaqan iyo waxgarad ka soo jeeda gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa uu maanta ka dhacay magaalada...

Dhegayso..Aragtida reer Muqdisho oo habeenkii labaad ay madaafiic ku dulhoobanayaan.

          Qaar kamid ah dadka kunool magaalada Muqdisho ayaa maanta goobaha la iskugu yimaado si weyn u hadal hayey Madaafiic habeenkii labaad kusoo hoobanaysa magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img