Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Warbixin ku saabsan xaalada guud ee degmada Wanleweyn

Dhegeystayasha sharafta leh waxaan halka idiinku soo gudbineynaa warbixin ku saabsan xaalada guud ee ey ku sugan tahay degmada wanle weyn iyo sidey dadka...

Dhegeyso:- Dood dhex martey Shariif Xasan, prof Maxamed Xaaji, Prof Afyare Cabdi, C/llaahi Sheekh Ismaciil iyo C/rahman Xoosh

Dood ku saabsan federlaka iyo iney somaliya xiligan la joogo diyaar u tahay ayaa waxaa ey dhex martey profesoore iyo xildhibaano ka tirsan xukuumada...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur galbeed oo sheegey in hooshoda ey wadan doonan cid hor istaagi kartana eysan jirin

Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Malaaq Xasan Shure ayaa Ilyaas Qalinle goordhow khadka telefoonka kula xiriiray, kana wareystay dhacdadii foosha xumeyd ee shalay...

Dhegeyso:-Gudomiyaha gudiga mamul u sameynta konfur galbeed oo ka hadley is hortaagii Amisom ey maanta sameysey

Gudoomiyaha gudiga isteerin comitiga ayaa ka hadley ishortaagii ey maanta sameeyeen ciidamada amison wuxuuna sheegey in ey qaadatey mudo sacad iyo bar ah ka...

Dhegeyso: Gudoomiyaha degmada janaale oo maanta ka bad baadiley weerar la rabey in lagu dilo

Gudoomiyaha degmada janaale Maxamed Idiris Cabdi Keeroow oo la hadley warbaahinta ayaa waxa uu sheegay inay maanta kooxo hubeysan ay soo weerareen gurigiiisa laakiin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img