Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Malaaq Shiine oo sheegey in maanta bilaaban doonto khudbadaha ey jeedin doonan musharixiinta mamulka k/galbeed somaliya

Malaaq Cali C/raxmaan Cali Shiino oo kamid odayaasha digil iyo mirifle oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in maanta ay bilaaban donaan khudbado ay...

Dhegayso…Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay degmada.

Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose Xaaji Isaaq Caliyow Maama oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wixii ka dhacay degmada Wanlaweyn uu...

Dhegeyso:Faah Faahin dheeraad ah oo laga heley Dagaalkii ka dhacay degmada wanleweyn

Ciidamo kasoo ruqaansadey magaalada Buur hakaba una soo ruqaansey in ey isbaarooyinka yaala wadada isku xirta buur hakaba iyo degmada daafeed ka qaadaan ayaa...

Dhegeyso:- Ciidamada ku sugan degmada buur hakaba oo bilaabey iney qaadaan isbaaroonyinka yaala wadada isku xirta Buurhakaba iyo wanleweyn

Ciidamo ku sugnaa degmada buur hakaba ayaa bilaabey iney qaadaan isbaarooyinka yaala inta u dhexeysa degmada buur hakaba iyo deegaanka degmada wanleweyn  halkaas oo...

Dhegayso..Kulan Amniga looga hadlay oo ka dhacay degmada Wanlaweyn

Halkan hoose ka dhegeyso kulan looga hadlayey amaanka oo ka dhacay degmada wanleweyn Unknown Album Ku dhegayso Moobilkaaga  

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img