Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Xaflada calansaarka koonfur galbeed somaliya oo maanta ka dhacdey Magalada Baydhaba

Xaflad aad loo soo agaasimey ayaa maanta waxaa ey ka dhacdey magalada baydhaba xafladaas oo lagu maamuusayey calansaarka maamul goboleedka koonfur galbeed somaliya si...

Dhegeyso:- Xaflad maanta ka dhacdey magalada badyhabo oo uu Malaaq Yacquub Deerow ku eedeeyey Tv Qaranka iyo Xukumada

Xaflad balaaran oo maanta lagu qabtey magalada baydhabo oo lagu soo dhaweynayey ansioxinta dastuurka uu yeelan doono maamulka koonfur galbeed somaliya ayaa waxaa maanta...

Dhegeyso:- Gudomiyaha degmada marka oo ka hadley xaalada amaan ee degmada

Gudomiyaha degmada marka ayaa maanta waxaa uu u waramey warbaahinta waxaana uu sheegey in xaalada degmada marka ey tahay mid aad u wanaagsan wax...

Dhegayso..Cudur aan la aqoon oo Malaariyo u eg oo Daabley ka dilaacay.

Dadka ku dhaqan Tuulada Daabley oo qiyaastii 15 km dhinaca waqooyi bari ka xigta degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegaya maalmahii ugu dambeeyey...

Dhegayso…Gudoomiyaha Dhoobley”Hadaan Kenya ahayn yaa halkaan maanta joogi lahaa?”

Banaanbax uu qaban qaabiyay maamulka KMG ah ee Axmed Madoobe ayaa waxa uu ka dhacay magaalooyinka Kismaayo iyo Dhoobleey waxaana banaanbaxyadaasi lagu taageerayay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img