Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Maxauud Sayid Aaden oo ah Gudoomiyaha Gudiga Farsamada dhismaha Maamul Goboleedka K/Galbeed oo Wadajirradio uga waramay ansixinta Dastuurka.

Maxauud Sayid Aaden oo ah Gudoomiyaha Gudiga Farsamada dhismaha Maamul Goboleedka K/Galbeed ayaa waxaan ka wareysanay arimo ay ka mid yihiin  ansaxinta Dastuurka ,xilliga...

Dhegayso,,,Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo Wadajirradio ay la yeelatay Madaxweyne Xasan Shiikh

Warbaahinta Wadajir ayaa waxaa u suurtagashay inay waraysi gaar ah la yeelato madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxan madaxweynaha Soomaaliya uu ka hadlay...

Dhegeyso:- Maamulka Degmada Afgooye oo ka hadley Isbaarooyinka ey ka cabanayaa darawalada ka shaqeeya deegaanka

Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose, ayaa ka hadley bananbaxa shaqo joojinta ah wuxuuna sheegey in isbaarooyinkii meesha yaaley la qaadey balse ey mar...

Dhegeyso: Gudomiyaha Deegaanka N50 oo sheegey in xalada deegaanka weli iska adag tahay

Gudoomiyaha degaanka Number 50 C/llaahi Waafoow Maxamuud oo Warbaahinta la hadlaya ayaa sheegay in Degankaas uu noqday meel Mar walba Xabad ay ka dhacdo,isla...

Dhegeyso:- Darawalada ka shaqeeya Gobolka Shabeelaha Hoose oo shaqo joojin sameeyey

Banaanbax looga soo horjeedo ciidamada dawlada ee isbaarooyinka dhigta gobolka Shabellaha hoose ayaa waxa uu hadda ka soconayaa isgoyska Ex control Afgooye. Qaar kamid ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img