Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Beelaha Hawiye oo sheegey in 80% ey degaan shabelaha hoose Maamulna ey u sameyn doonaan

Kulan balaaran oo ey yeesheen beelaha hawiye ayaa shaley lagu qabtey Magaalada Muqdisho kulankaas oo looga hadlayey sidii loo sameyn lahaa maamull goboleed ka...

Dhegeyso: Reysulwasaraha oo ka warbixiyey kalfadhigii koowad ee golihiisa wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay...

Dhegayso..Cabdi Hoosoow”Joogitaankooda wax badan ayuu Amniga ka bedelaayaa”

Gudoomiyaha gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosoow oo saxaafada wax ka weydiisay xafladii maanta Baydhabo ay kaga mid noqdeen ciidamada Itoobiya howgalka reer Afrika ee...

Dhegayso…Nicholas Kay “Waan taageeraynaa wax kasta oo kasoo baxa shirka Baydhabo.”

Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Siyaasada Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka dhawaajiyay in Qaramada Midoobay ay taageerayso...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha gobolka Bay Cabdi Adan Hosow oo soo dhaweeyey Xukumada cusub

Gudoomiyaha Gobolka Baay ee Dowlada Federaalka soomaliya Aaadan Hoosow ayaa soo dhaweeyey golaha wasiirada cusub wuxuuna sheegey in ey ku jiraan dad tayo leh...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img