Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Ciidamo ka soo goostay Axmed Madoobe oo u galey Barre Hiirale iyo Qaraxyo Gilgiley Kismaayo

Warka laga helaayo Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in Habeennimadii xalay bartamaha Magaalada ay ka dhaceen Qaraxyo kala duwan. Wararku waxa ay sheegayaan in halkaasi ay...

Dhegayso..Saraakiil Kenyaan ah oo lagu dhaawacay Weerar lagu Qaaday Saldhig Booliis gudaha Kenya

Labo ka mid ah saraakiisha booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay weerar ay kooxo hubeysan ku qaadeen xalay saldhig booliis oo ku yaalla deegaanka Fino...

Dhegayso..Afhayeen Dowlad goboleedka K/G Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur Ugaas Xuseenley “Dowlada maalmaha soo socda waan ka yaabin doonaa”

Afhayeen Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur Ugaas Xuseenley oo maanta u waramay saxaafada kadib kolkii ay soo gabagabawday xafladii lagu...

Dhegayso…Madaxweyne kuxigeenkii labaad ee K/G oo ladoortay lana dhaariyay

Xaflad balaaran oo ay ka soo qaybgaleen Sedexda gole ee uu ka koobmo Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur Galbeed ayaa waxay maanta ka dhacday...

Dhegayso..Wax ka ogow sababta ka danbaysa sameynta maamul goboleedada!

Dowlada Fedraalka ah ee Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxay ku mashquulsanayd samaynta maamul goboleedyada dalka,Waxayna samaysay ilaa iyo hada sedex maamul goboleed iyadoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img