Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Boqolaal Qoys oo ku Barakacay Dagaalo ka dhacay deegaano hoos taga Garbahaarey

ku dhowaad ilaa 300 oo Qoys ayaa la sheegayaa in ay ku barakaceen Dagaalo bishii la soo dhaafey ka dhacay Tuulada Reysqode oo Garbahaarey...

Dhegayso..Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Amniga

Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Khaliif Axmed Ereg, kaasi oo looga...

Dhegayso..Labo carruur ah oo Gaajo iyo macaluul ugu geeriyooday degmada Luuq

Iyadoo marba marka ka dambeysa ay sii kordhayaan dhibaatooyinka abaareed iyo mida nolol xumo ee ka taagan qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Gedo...

dhegayso..Dagaalo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo iyo dhinacyada dagaalamay oo guullo kala sheegtay

Al-Shabaab ayaa waxa ay ka hadleen dagaaladii ka dhacay labadii maalin ee lasoo dhaafay Gobalka Jubadda hoose, gaar ahaan duleedka Kismaayo, halkaasi oo ay...

Dhegayso..Waafoow”Hadii hal Geber kusoo herto Shabeelaha hoose waxaan rabnaa inay xuriyo ku noolaato”

Gudoomiyaha deegaanka No-50 degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose Cabdulaahi Waafow ayaa waxaa uu ka war bixiyay xaalada haatan u sugan yahay gobolka Shabeelaha hoose...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img