Taliyaha ciisdanka boliska gobolka bay Mahad cabdirahman ayaa sheegey in magalada baydhabo eysan wax dhib ah ka jirin hadalada sheegaya in dhibaato ka jirtana...
Dadweynaha ku nool degmada marka ayaa beryahan dambe ka cabanaya dhibaatooyinka ey Amisom ka geysanayaa gudaha degmada marka.
Mid ka mid ah shacabkabka degmada marka...