admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Daawo: Reysulwasaare Kheyre oo Ka Tacsiyeeyey Dadkii Maanta Ku Dhintey Qarixii ay Maleegtay Alshabab

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka tacsiyeey Alla ha u naxariistee dadkii ku shahiiday weerarkii argagaxiso ee kooxda...

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Digniin u Diray Ciidamada Diidan In La Diiwaan Geliyo

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ayaa u digay Saraakiisha iyo Askarta diidan Nidaamka diwaangalinta ee ay waddo...

Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Shaqada Iyo Shaqalaha oo Ku Geeryooday Weerarkii Alshabab

Wasiir ku-xigeenkii Wasaarradda Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomaaliya Saqar Ibraahim Cabdalla ayaa maanta ku geeriyooday weerar isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah oo...

Alshabab oo Weerar Ku Qaaday Xafiiska Wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha

Qaraxyo is xig xigay ayaa goor dhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo dabley hubeysan ay weerareen wasaarradda Shaqada xukuumadda Soomaaliya oo ku taala Isgoyska...

Ciidamo Kawada Tirsan Dowlada oo Maanta Ku Dagaalamay Aagagaarka Tarabuunka.

Ciidamo ka wada tirsan ciidamada dowlada ayaa dagaal ku dhex maray agagaarka Isgoyska Tarabuunka degmada Hodan ee Gobolka Banaadir,dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img