
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ayaa u digay Saraakiisha iyo Askarta diidan Nidaamka diwaangalinta ee ay waddo Xukuumadda Soomaaliya.
Waxaa uu bogaadiyay tilaabadda lagu diwaangalinaayo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu sheegay in ay muhiim tahay in la ogaado tiradooda si loo qalabeeyo.
